HomeMaqalDhageyso:-Taliska Nabad-Sugida Jubbaland oo digiin u diray Shacabka Kismaayo

Dhageyso:-Taliska Nabad-Sugida Jubbaland oo digiin u diray Shacabka Kismaayo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliska Nabad-Sugida Maamulka Jubbaland ayaa Shacabka Magaalada kismaayo uga digay in ay tagaan goobaha ay Bulshada isugu timaado halkaas oo mararka qaar ay qaraxyo ka dhacaan. Taliye ku xigeenka Ciidanka Nabad-Sugida Maamulka Jubbaland Axmed Cabdullaahi Ciise,ayaa sheegay in qaraxii Shalay gelinkii dambe ka dhacay Kismaayo uusan khasaaro weyn geysan islamarkaana ay ku dhaawacmeen ilaa 5 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Nabad-Sugida Maamulka Jubbaland ayaa Shacabka Magaalada kismaayo uga digay in ay tagaan goobaha ay Bulshada isugu timaado halkaas oo mararka qaar ay qaraxyo ka dhacaan.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Nabad-Sugida Maamulka Jubbaland Axmed Cabdullaahi Ciise,ayaa sheegay in qaraxii Shalay gelinkii dambe ka dhacay Kismaayo uusan khasaaro weyn geysan islamarkaana ay ku dhaawacmeen ilaa 5 qof oo Shacab ahaa.

- Advertisement -

Waxa uu ugu baaqay Shacabka ku nool Magaalada Kismaayo in ay iska ilaaliyaan in ay tagaan Goobaha dadka ay isugu yimaadaan sida Maqaayadaha iyada oo laga yaabo in ay ka dhacaan qaraxyo ismiidaamin ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliye Ku Xigeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts