HomeMaqalDhageyso:-Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sharaxay halka uu marayo qorshaha dowladda india ay...

Dhageyso:-Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sharaxay halka uu marayo qorshaha dowladda india ay ku sii deyneyso Maxaabiista Soomaliyeed

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maanta waxaa dalka India heshiis ku kala saxiixday madax ka kala socotay dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir kaas oo ku saabsan heshiis dhinaca Maxaabiista ah. Xeer ilaalayaha Qaranka Axmed Cali Daahir  oo wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta waxaa dalka India heshiis ku kala saxiixday madax ka kala socotay dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir kaas oo ku saabsan heshiis dhinaca Maxaabiista ah.

Xeer ilaalayaha Qaranka Axmed Cali Daahir  oo wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho isaga oo ku sugan dalkaasi india ayaa waxa uu sheegay in heshiiska la gaaray uu ka mid ahaa in uu dhaco heshiis isdhaafsi kaas oo ku aadan in Maxaabiista soomaaliyeed ee ku xiran dalkaas loo soo wareejiyo soomaaliya hadii ay jiraan kuwa India u dhashayna iyana lagu wareejiyo.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Maalinta Berito ah ay booqan doonaan Xabsiyada ay ku xiran yihiin Maxaabiista soomaaliyeed si ay Goob joog uga noqdaan 15 ka mid ah Maxaabiistaas oo xukun lagu riddi doono.

Waxaa kaloo uu hadalkiisa intaas ku daray in heshiiska ay ka mid ahaayeen in dowladda Federaalka Soomaaliya lagu soo wareejiyo Maxaabiis gaareeysa ilaa 118 Maxbuus kuwaas oo laba Isbuuc gudahood ay dowladda India Xukun ku riddi doonto si Soomaaliya loogu soo wareejiyo.

Hoos Ka DhageysoWareysiga  Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo uu la yeeshay  Wariye Saleemaan Xaaji Axmed Raage

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts