HomeMaqalDhageyso:-Madxweynaha Puntland oo Ciidamada ugu baaqay in ay kordhiyaan la dagaalanka Al-Shabaab

Dhageyso:-Madxweynaha Puntland oo Ciidamada ugu baaqay in ay kordhiyaan la dagaalanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cli Gaas,oo Saxaafada kula hadlayay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa ugu baaqay Ciidamada Maamulkaas in ay kordhiyana dagaalka ay kula jiraan Kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab. Madaxweyne Gaas,ayaa sheegay in la boohan yahay islamarkaana ay muhiim tahay in Ciidamadu ay ka qeyb qaataan dagaalkas iyaga oo kaashana Shacabka Nabada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cli Gaas,oo Saxaafada kula hadlayay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa ugu baaqay Ciidamada Maamulkaas in ay kordhiyana dagaalka ay kula jiraan Kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab.

Madaxweyne Gaas,ayaa sheegay in la boohan yahay islamarkaana ay muhiim tahay in Ciidamadu ay ka qeyb qaataan dagaalkas iyaga oo kaashana Shacabka Nabada jecel ee Puntland sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hadalka Madaxweyne Gaas,ayaa sidoo kale waxaa ku jiray in la doonayo Shacabka iyo Ciidamada ay ka feejignaadaan weeraro kaga yimaada Al-Shabaab iyo Daacish oo Puntlnd ay dagaal kula jirto.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts