HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixinaya dadkii lagu laayay deegaanka...

Dhageyso:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixinaya dadkii lagu laayay deegaanka Gandershe

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa ilaa Saddex ruux ku dishay deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeellaha Hoose halka 5 kale ay ku dhaawaceen kadib markii ay rasaas ku fureen goob ay dadkasi ku sugnaayeen. Hadaba Warar soo baxayay ayaa waxa ay sheegayeen in dadkaas loo dilay sababo la xiriira aanooyin qabiil balse Warkaas War ka duwan waxaa Caawa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyaad hubeysan ayaa ilaa Saddex ruux ku dishay deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeellaha Hoose halka 5 kale ay ku dhaawaceen kadib markii ay rasaas ku fureen goob ay dadkasi ku sugnaayeen.

Hadaba Warar soo baxayay ayaa waxa ay sheegayeen in dadkaas loo dilay sababo la xiriira aanooyin qabiil balse Warkaas War ka duwan waxaa Caawa Shaaciyay taliska Meleteriga Gobolka Shabellaha Hoose.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamada Meleteriga Soomaaliya ee gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ciise Maxamuud ayaa sheegay in falkaas ay ka dambeeyeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab,islamarkaana y u dileen sababo la xiriira Qaadka ama Jaadka oo ay Al-Shabaab diideen balse ay dadkaas isticmaalayeen.

Waxa uu sidoo kale hadalkiisa intaas ku daray in ay dhawaan Jawaab Cad ka bixin doonaan falkaas lagu dilay Saddexda Qof 5 kalena lagu dhaawacay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts