HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Itoobiya oo Haweeneey 40 jir ah ku kufsaday duleedka Baydhabo

Dhageyso:-Ciidamada Itoobiya oo Haweeneey 40 jir ah ku kufsaday duleedka Baydhabo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Askari ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baydhabo uu kufsaday Haweeney Da’ah oo ka mid ah dadka ku nool dhul Mii’ah oo ku yaalla duleedka Magaalada baydhabo. Arintaan ayaa ka dhacday deegaanka Gasar ee Duleedka Magaalada Baydhabo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Askari ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baydhabo uu kufsaday Haweeney Da’ah oo ka mid ah dadka ku nool dhul Mii’ah oo ku yaalla duleedka Magaalada baydhabo.

Arintaan ayaa ka dhacday deegaanka Gasar ee Duleedka Magaalada Baydhabo sida uu radio Dalsan u sheegay Maxamed Cali Nuur Aadan oo ah Adeerka Haweeneyda la kufsaday waxa uuna ka sheekeeyay qaabka ay wax u dhaceen waxa uuna yiri.

- Advertisement -

“Gabadha Xoolaley  ayey aheyd waxayna raadineysay Neef Geel ah oo ka maqan balse xili ay mareysay xerada ciidamada Itoobiya uu u yeeray mid ka mid ah ilaalada Xerada markii ay u tagtayna xoogaa lacag ah ayuu u dhiibay balse waa ay diiday intaas kadibna waa uu ku soo cararay ilaa 6  Beeynaad ayuu ku dhuftay waa uuna kufsaday ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay isagoo hadalkiisa siiwatay in ay aheyd qof Weyn oo dhashay todobo Caruur ah islamarkaana ay hada aheyd qof marwo ah laguna magacaabo Deyro Maxamed Cali islamarkaana uu Adeer u yahay.

Waxa uu sheegay in ay xiriir ay la sameeyeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya balse masuuliyintaas aysan u sheegin war ay ku qancaan iyagoo ku wargeliyay in loo gudbin doono Hay’addaha UN,ka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Odayga ka sheekeynaya Kufsiga Haweeneyda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts