HomeMaqalDhageyso:-"Waxaan rabnaa dadka Gaalkacyo oo mid ah"Wasiir Juxa"

Dhageyso:-“Waxaan rabnaa dadka Gaalkacyo oo mid ah”Wasiir Juxa”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo kulamo la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulada Puntland iyo Galmudug, isla markaana labada dhinac ay shirar lahayeen maalmihii la soo dhaafay ayaa halkaasi ku kala saxiixday heshiis ka kooban todobdo qodob. Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo soo gaaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo kulamo la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulada Puntland iyo Galmudug, isla markaana labada dhinac ay shirar lahayeen maalmihii la soo dhaafay ayaa halkaasi ku kala saxiixday heshiis ka kooban todobdo qodob.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo soo gaaray Galkacyo ayaa maantay goob joog ka ahaa saxiixa todobo qodob oo ay ku heshiiyeen labada Maamul lana filayo inay horseedaan Nabada Gobolka Mudug.

Cabdi Faarax Juxa Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Sooamaliya oo la hadlayay masuuliyiinta labada dhinac iyo Waxgaradka ayaa cadeeyay hadafka dowladda Federaalka ee heshiiska cusub iyo halka ay ka go’do Nabada Gaalkacyo

- Advertisement -

Masuuliyiinta Gobolka ee Puntland iyo Galmudug ayaa mar kale sheegay inay ka go’antahay ka mira dhalinta Nabadda Gobolka.

Ugu dambayn Waxgaradka iyo Nabadoonada guud ahaan Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay heshiiska iyo wafdiga Wasiirka arrimaha Gudaha ee Gaalkacyo gaaray.

Dhageyso Dardaarankii uu Wasiir Juxa shirka ka jeediyay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts