HomeMaqalDhageyso:-Wasaarada Amniga oo faah faahisay qaraxii Saldhiga degmada Waaberi

Dhageyso:-Wasaarada Amniga oo faah faahisay qaraxii Saldhiga degmada Waaberi

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga degmada Waaberi waxana jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah uu geestay. Qof ka mid ah dadka deegaanka degamda Waaberi ayaa sheegay in qaraxas uu ahaa Gaari ay ka buuxaan waxyaabha qarax kaas oo yaalal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga degmada Waaberi waxana jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah uu geestay.

Qof ka mid ah dadka deegaanka degamda Waaberi ayaa sheegay in qaraxas uu ahaa Gaari ay ka buuxaan waxyaabha qarax kaas oo yaalal Albaabka hore ee Saldhiga islamarkana uu qarxay,waxaana Burbur xooggan uu soo gaaray qaar ka mid ah Carwooyin Dharka lagu iibiyo iyadoo ay Maanta ahaayeen kuwo Mashquul ah.

- Advertisement -

Qaraxaas dadka ku dhintay ayaa waxaa ka mid ah Wasiirk Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Jubbaland Maxamed Maxamuud Awlibaax.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya Axmed Maxamuud (Sayid Carab)  ayaa sheegay in Gaariga qarxay uu ahaa Nooca raaxada ee loo yqano  SURF.,islmarkaana ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux halka 7 kle ay ku dhaawacmen.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa shegay in ysan jirin Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaliya oo qaraxaas ku dhintay,waxa uuna ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts