HomeMaqalDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo Maamnuuceysa Gaadiidka qaar ee dalka Ganacsi ahaan loo keeno

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo Maamnuuceysa Gaadiidka qaar ee dalka Ganacsi ahaan loo keeno

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada ay mamnuuceyso in Gudaha Soomaaliya la keeno Gawaarida dhanka Midig Isterinka ku leh iyo waliba sidoo kale Gawaarida Albaabkooda uu u furmo dhanka Bidix ee Wadada dhankeeda ah. Maxamed Cabdulalahi Salaad(Oomaar) ayaa sheegay in kulan ay la qaateen qaar ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada ay mamnuuceyso in Gudaha Soomaaliya la keeno Gawaarida dhanka Midig Isterinka ku leh iyo waliba sidoo kale Gawaarida Albaabkooda uu u furmo dhanka Bidix ee Wadada dhankeeda ah.

Maxamed Cabdulalahi Salaad(Oomaar) ayaa sheegay in kulan ay la qaateen qaar ka mid ah Ganacsatada gaadiidka dalka soo geliya ee ka Ganacsada in ay joojiyaan Gawaarida Isteerinka ku leh dhanka Midig Albaabkana ku leh dhanka Banaanka ee Gacanta Midig islamarkaana Ganacsatadii ay ka aqbaleen.

- Advertisement -

Waxa uu arintaan ku micneeyay in tani ay uga gol leeyihiin arimaha amniga islamarkaana mararka qaar ay dhici karto Shilal ay waxyeelo ka soo gaarto dadka Shacabka ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts