HomeMaqalDhageyso:- Shirar looga soo horjeedo Cali Khaliif oo ka socda Magaalada Buuhoodle

Dhageyso:- Shirar looga soo horjeedo Cali Khaliif oo ka socda Magaalada Buuhoodle

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Shirar Siyaasaded oo kala Gooni gooni ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay ka dhacayeen Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Togdheer. Shirarkaas ayaa waxaa looga soo horjeedaa Siyaasada Madaxweynaha maamulka Khaatuma Cali Kahliif Galeyr oo dhawaan heshiis la galay maamulka Soomaaliland islamarkaana uu ku biiray. Odayaasha iyo waxgaradka Gobolada Sool Sanaag oo Shirar kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirar Siyaasaded oo kala Gooni gooni ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay ka dhacayeen Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Shirarkaas ayaa waxaa looga soo horjeedaa Siyaasada Madaxweynaha maamulka Khaatuma Cali Kahliif Galeyr oo dhawaan heshiis la galay maamulka Soomaaliland islamarkaana uu ku biiray.

- Advertisement -

Odayaasha iyo waxgaradka Gobolada Sool Sanaag oo Shirar kala gooni gooni ah ku qabtay Magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay sheegeen in Cali Khaliif uusan matalin dadka ku nool deegaanadaas islamarkaana ay ka soo horjeedaan go’aanka uu qaatay.

Sidoo kale waxgaradkaas ayaa waxa ay sheegeen in dhawaan ay qabsan doonaan kulamo kale kaas oo ay uga hadlayaan sidii ay u doran la haayeen hoggaan kale sida ay hadalka u dhigeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts