HomeMaqalDhageyso:-Shirkii Hanaanka Xisbiyada Siyaasada Puntland oo la soo gaba gabeeyay

Dhageyso:-Shirkii Hanaanka Xisbiyada Siyaasada Puntland oo la soo gaba gabeeyay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland lagu soo gaba gabeeyay Shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee Puntland. shirkaan ayaa waxaa looga hadlayay arimaha doorashooyinka Puntland iyo hanaanka Xisbiyada ka jira deegaanada Puntland waxa uuna socday mudo Sadax Maalin ah kas oo maanta la soo gaba gabeeyay. Masuuliyintii shirkaas ka hadashay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland lagu soo gaba gabeeyay Shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee Puntland.

shirkaan ayaa waxaa looga hadlayay arimaha doorashooyinka Puntland iyo hanaanka Xisbiyada ka jira deegaanada Puntland waxa uuna socday mudo Sadax Maalin ah kas oo maanta la soo gaba gabeeyay.

- Advertisement -

Masuuliyintii shirkaas ka hadashay ayaa dhmaantood waxa ay ka hadleen hanaankii loo mari lahaa doorashooyinka puntland iyo awooda ay ku leeyihiin Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira deegaanada Maamulka Puntland.

Ugu dambeen shirkaas ayaa waxaa laga soo saaray Lix Qodob oo muhiim u ah doorashooyinka Puntland,waxana Warmutiyeedkii ka soo baxay Shirkaas Warbaahinta u akhriyay Xogheyaha Guddiga KMG,ka ah ee doorashooyinka Puntland  Maxamed Siciid Cumar.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts