HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo ka jawaabtay weerarkii kaga yimid dhanka Al-Shabaab

Dhageyso:-Puntland oo ka jawaabtay weerarkii kaga yimid dhanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si weyn u baneeniyay wararka sheegaya in Alshabaab laayeen ciidamo badan oo katirsanaa Puntland oo ka howgalayay saldhiga Af-urur. Wasiirka amniga Puntand ayaa sheegay dadka ay laayeen Alshabaab inay badankood yihiin, Odayaal, haween iyo Carruur  tuulada ku noolaa, Waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si weyn u baneeniyay wararka sheegaya in Alshabaab laayeen ciidamo badan oo katirsanaa Puntland oo ka howgalayay saldhiga Af-urur.

Wasiirka amniga Puntand ayaa sheegay dadka ay laayeen Alshabaab inay badankood yihiin, Odayaal, haween iyo Carruur  tuulada ku noolaa, Waxaa uu sheegay khasaaraha soo gaaray ciidanka inuu yar yahay, halka dhinaca kale uu sheegay inay Al-Shabaab ka dileen tiro badan.

- Advertisement -

Qarjab wuxuu sheegay ciidamadu inay haatan ku raad joogaan Al-Shaabab uuna socdo howlgal xoogan oo lagu raadjoogo Ciidamadii Al-Shabaab ee  weerarka ku soo qaaday tuulada Af-urur.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts