HomeWararDhageyso:-Kabtan Bashiir Cawad"wixii ka dhacay Puntland Go'aan ayaan ka qaatay

Dhageyso:-Kabtan Bashiir Cawad”wixii ka dhacay Puntland Go’aan ayaan ka qaatay

Date:

Related stories

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ku shiraya hoyga Shariif Sheekh Axmed

Safiirka Turkiga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo ku shiraya hoyga Sheekh Shariif.

Xog: Maxay tahay xarunta cusub ee ‘Halmeel’ ee maanta Golaha Wasiirradu ansixiyeen?

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha xarunta adeegga mideysan ee "Halmeel".

Kuleylkii oo laga nastay: Roobka maanta ka da’ay Muqdisho oo dadku ku diirsadeen.

Dadweynaha oo si weyn u soo dhaweeyay nafiskan ka dib kulaylkii jiray.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

Dhawaan Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa dhawaan isbedel ku sameeyay Ciiamadii ku sugnaa Koontoroolada laga galo dhamaan degmooyinka uu ka kooban yahay Maamulka Puntland kadib markii Magaalada boosaaso lagu qabtay Gaari Khudaar saan tahay dhinacna ku waday waxyaabaha qarxa.

Taliyaha Saldhiga Koontaroolka Galbeed ee Magaalada Garoowe kabtan Bashiir Cismaan Cawad,oo War-Baahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aad usoo dhawynayaan talaabadaas isbedelka loogu sameeyay baraha Koontorool ee Magaalooyinka Puntland islamarkaana ay tahay Shaqo u baahan in laga si fiirsado.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Koontoroolka uu isaga madaxda ka yahay uu xiligaan wixii ka dambeeya dhamaan laga dejin doono Gaarigii soo maraa wixii saaran si baaritaano dheerad ah loogu sameeyo.

Hadalka Sarkaalkaan ayaa imaanaya xili Puntland ay ka feejigan tahay weeraro iyo qaraxyo kaga yimaada dahnka Al-Shabaab iyo Daacish.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories