HomeWararMadaxweyne Farmaajo & Madaxda Maamul Goboleedyada oo Caawa ku hoyanaya Magaalada Baydhabo

Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Maamul Goboleedyada oo Caawa ku hoyanaya Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ku shiraya hoyga Shariif Sheekh Axmed

Safiirka Turkiga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo ku shiraya hoyga Sheekh Shariif.

Xog: Maxay tahay xarunta cusub ee ‘Halmeel’ ee maanta Golaha Wasiirradu ansixiyeen?

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha xarunta adeegga mideysan ee "Halmeel".

Kuleylkii oo laga nastay: Roobka maanta ka da’ay Muqdisho oo dadku ku diirsadeen.

Dadweynaha oo si weyn u soo dhaweeyay nafiskan ka dib kulaylkii jiray.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa siyaabooyin kala duwan, Waxey Maanta  u gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Ujeedka Socdaalka Madaxdan ee Baydhabo ayaa ah sidii ay uga qeybgali lahaayeen Shirka Maalinimada beri ah ka furmaya Magaalada oo ay isgu imanayaan Golaha amniga Qaranka.

Shirkaas oo saddexdii biloodba mar la qabto waxaa looga hadli doonaa amniga guud ee dalka, hannaanka federaalaynta, wadaaga khayraad dalka iyo tayeynta iyo isku dhafka ciidamada.

Sikastaba gaba gabada shirkaas shirkaas socon doona mudo laba cisho ah ayaa laga soo saari doonaa Warmurtiyeed ku saabsan qodobadii ay madaxdu ku heshiiyeen.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories