HomeWararRW Kheyre oo Baydhabo kula kulmay wefdi ka socday QM iyo Bangiga...

RW Kheyre oo Baydhabo kula kulmay wefdi ka socday QM iyo Bangiga Adduunka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Badhabo ee xarunta gobolka Baay kula kulmay wufuud ka kala socotay Qaramada Midoobay & Bangiga Aduunka,kuwaasi oo maanta gaaray magaaladaasi. Intii kulanka uu socday ayaa raiisul wasaare Khayre iyo wafuudaasi waxaa ay ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin xaaladaha Bani’aadanimo ee dalka iyo […]

- Advertisement -

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Badhabo ee xarunta gobolka Baay kula kulmay wufuud ka kala socotay Qaramada Midoobay & Bangiga Aduunka,kuwaasi oo maanta gaaray magaaladaasi.

Intii kulanka uu socday ayaa raiisul wasaare Khayre iyo wafuudaasi waxaa ay ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin xaaladaha Bani’aadanimo ee dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa,dhismaha Nabadda,qorshaha deynta looga cafinayo Soomaaliya iyo fulinta mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyo dalka.

- Advertisement -

Mudane Xasan Cali Khayre raiisul wasaaraha Soomaaliya ayaa beryahan safar ku maraya deegaanada Koonfur Galbeed,isagoo tagay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Koonfur Galbeed,odayaasha dhaqanka,waxgaradka iyo qeybaha bulshada,wuxuuna dhagax dhig iyo xarig jar ku sameyeey mashaariic horumarineed oo laga fulinayo magaaladasi Xudur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories