HomeWararDhageyso:-Shacabka Muqdisho oo ka hadlay qorshaha lagu furayo waddooyinka xiran

Dhageyso:-Shacabka Muqdisho oo ka hadlay qorshaha lagu furayo waddooyinka xiran

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kadib markii guddoomiyaha gobolka Banaadir ahana duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed  [Finis] uu ku dhawaaqay in dib loo furayo waddooyinka amni darada loo xiray ayaa arrintaas waxaa ka hadlay shacabka degan Muqdisho. Qaar ka mid ah dadkaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan go’aankaas kuna bogaadiyay duqa cusub istaraatiijiyaddiisa ku […]

- Advertisement -

Kadib markii guddoomiyaha gobolka Banaadir ahana duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed  [Finis] uu ku dhawaaqay in dib loo furayo waddooyinka amni darada loo xiray ayaa arrintaas waxaa ka hadlay shacabka degan Muqdisho.

Qaar ka mid ah dadkaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan go’aankaas kuna bogaadiyay duqa cusub istaraatiijiyaddiisa ku aaddan in uu dib iskugu furo jidadka xiran.

- Advertisement -

Xirnaashaha wadooyinka magaalada waxa ay saameynta ugu badan ay ku yeelatay ganacsatada gaadiidleyda gaar ahaana kuwa xamuulka iyo kuwa dadweynaha qaada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories