HomeWararBooliiska Somalia oo gacanta ku dhigay Shabakad Caruurta ka ganacsan jirtay

Booliiska Somalia oo gacanta ku dhigay Shabakad Caruurta ka ganacsan jirtay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen koox iskugu jirta haween iyo Rag ku howlanaa in muddo ah ka ganacsiga caruurta magaalada Muqdisho. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa barteeda Facebook ku soo daabacday warbixin la xiriirta in howlgallo ciidamada ammaanku ka sameeyeen Muqdisho ay ku […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen koox iskugu jirta haween iyo Rag ku howlanaa in muddo ah ka ganacsiga caruurta magaalada Muqdisho.

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Axmed ayaa barteeda Facebook ku soo daabacday warbixin la xiriirta in howlgallo ciidamada ammaanku ka sameeyeen Muqdisho ay ku soo qabteen kooxdaan isla markaana su’aallo laga weydiinaya shaqadooda.

- Advertisement -

Ciidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka Dembi Baarista ee CID ayaa soo qabtay shabakad ka ganacsata caruurta taasoo la daba joogay muddo hal bil waxaana howlgalkaas lagu soo qabtay 11 eedeysaniyaal oo 8 ay yihiin haween. Sidoo kale waxeey ciidanka soo badbaadiyeen 11 caruur da’dooda u dhaxeeysa 12 sano jir illa 7 bil jir kuwaas oo ah beec-sugiyaal oo hada ay xanaaneenayaan ciidanka boliiska intii laga baadigoobaya waalidiintooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories