HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo sheegtay in ay Gacanta ku dhigtay Kooxo Burcad ah

Dhageyso:-Galmudug oo sheegtay in ay Gacanta ku dhigtay Kooxo Burcad ah

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo dhinaca Galmudug ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ee Maamulka Magaalada Gaalkacyo ay gacanta ku dhigeen Kooxo caadeystay sida uu sheegay inay la baxaan Batariyada uu ku shaqeeyo soolarka Cadceedda ku shaqeeya ee laga hirgaliyey Magaalada Gaalkacyo. Dhawaan ayuu sheegay in  caddaaladda la horkeenayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo dhinaca Galmudug ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ee Maamulka Magaalada Gaalkacyo ay gacanta ku dhigeen Kooxo caadeystay sida uu sheegay inay la baxaan Batariyada uu ku shaqeeyo soolarka Cadceedda ku shaqeeya ee laga hirgaliyey Magaalada Gaalkacyo.

Dhawaan ayuu sheegay in  caddaaladda la horkeenayo raggaan oo falkaan dhawr mar sameeyey illaa intaasna ciidamada ammaanku ay ku daba jireen.

- Advertisement -

Duqa degmada Gaalkacyo waxaa uu hadalkiisa intaas uu ku daray in sidoo kale Bulshada Gaalkacyo la farayo inay iska hagaajiyaan meelaha biya fadhiisidka ah ee ku yaalla magaalada gudaheeda.

Hadalkan ayaa aya ku soo aadaya xili inta badan leerarkii Cadceeda ku Shaqeynayay ee Soolarka ee Magaalada Gaalkacyo ay yihiin kuwo densan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Duqa Degmada Gaalkacyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts