HomeMaqalWareysi:-Maamulka G/Hiiraan oo soo saaray digniin ka dhan ah Masuuliyiinta Qaar ee...

Wareysi:-Maamulka G/Hiiraan oo soo saaray digniin ka dhan ah Masuuliyiinta Qaar ee Maamulkaas

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka gobolka Hiiraan aya u digay dad  ay sheegeen in mararka qaar ay musuq maasuqaan Daawooyinka loogu talo galay Shacabka ku nool Gobolkaas. Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada ee Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan musuq maasuqa uu aad ugu soo kordhay waayadaan isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolka Hiiraan aya u digay dad  ay sheegeen in mararka qaar ay musuq maasuqaan Daawooyinka loogu talo galay Shacabka ku nool Gobolkaas.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada ee Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan musuq maasuqa uu aad ugu soo kordhay waayadaan isla markaana dano gaar ah loo isticmaalayo daawadii loogu talo galay dadka Shacabka ah.

- Advertisement -

Wax uu sheegay in ciddii lagu arko  iyada oo musuq maasuqeysa Daawadaas,uu Maamulku ka qaadi doono tallaabo sharic ah lagana aqbali doonin.

Waxa uu ugu baaqay masuuliyiin kale ee Gobolka hiiraan iy Bulshada inteeda kale ay la socdaan dadka sameynay ama musuq maasuqaya Daawooyinka loogu talo galay Bulshada gobolka Hiiraan.

Hadalka Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada ee Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku soo aadaya xili cabasho ay ka imaaneysay Shacabka qaar ee Gobolkaasi Hiiraan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada ee Maamulka gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts