HomeMaqalWareysi:-Wasiir Xoosh”Dhameystir la’aanta Dastuurka waxay caqabad ku tahay dhicidda Doorasho Qof &...

Wareysi:-Wasiir Xoosh”Dhameystir la’aanta Dastuurka waxay caqabad ku tahay dhicidda Doorasho Qof & Cod

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa faah faahiyay qorsha dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka oo ay Wasaaraddu Wado. Wasiirka ayaa marka hore ka hadlay kormeer howleed uu ku tegay deegaano ka tirsan Puntland iyaga oo wada tashi kala sameeyay Madaxda iyo Bulshada Dowlad Goboleedka Puntland. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa faah faahiyay qorsha dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka oo ay Wasaaraddu Wado.

Wasiirka ayaa marka hore ka hadlay kormeer howleed uu ku tegay deegaano ka tirsan Puntland iyaga oo wada tashi kala sameeyay Madaxda iyo Bulshada Dowlad Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in qorshahaas uu ahaa sidii wadatashi loola sameyn lahaa Bulshada iyo Madaxda Puntland taas oo ay qeyb ka ahaayeen Golaha Wasiirada oo ay horay ugu soo sameeyeen deegaano farabadan oo ka tirsan Maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Ka Wasaarad ahaan ayuu sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo ku xiran dhameystirka Dastuurka dalka sida in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah laakin hadii la waayo taasi ay keeneyso in dadku ay galeen doorasho dadbadan sidii Dowladda Xaan Sheekh Maxamuud.

Hoos Ka Dhageyso wareysiga oo dhinacyo badan uu uga hadlay Wasiir Xoosh.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts