HomeMaqalDhageyso:-Gudiga Gurmadka oo lacago ku wareejiyay Ehelada dadkii ku geeriyooday qarixii Zoobe

Dhageyso:-Gudiga Gurmadka oo lacago ku wareejiyay Ehelada dadkii ku geeriyooday qarixii Zoobe

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Iyadoo Maanta afar bilood laga joogo qaraxii Soobe ee lagu dilay dadka kor u dhaafaya Shanta boqol oo qof ayaa gudigii gurmadka ee loo sameeyay inay caawiyaan dadka waxyeeladu soo gaartay waxay maanta lacago ku wareejiyeen 81 qof oo u badan waalidiintii dadkooda ku waayay qaraxaasi. Gudiga ayaa sheegay inay todobaadka dambe soo gabagabayn doonaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo Maanta afar bilood laga joogo qaraxii Soobe ee lagu dilay dadka kor u dhaafaya Shanta boqol oo qof ayaa gudigii gurmadka ee loo sameeyay inay caawiyaan dadka waxyeeladu soo gaartay waxay maanta lacago ku wareejiyeen 81 qof oo u badan waalidiintii dadkooda ku waayay qaraxaasi.

Gudiga ayaa sheegay inay todobaadka dambe soo gabagabayn doonaan hawllihii gurmadka ahaa ee ay mudadaasi soo hayeen iyagoo intaa ku daray in lacag kabadan afar milyan oo doolar ay soo gaartay, inteedii badnaydna ay bixiyeen.

- Advertisement -

Gurmadkan ayaa waxaa ka faa’iideystay 81 Ruux oo Eheladoodu ay ku dhinteen qaraxaas,waxana midkiiba lasiiyay lacag dhan $700 oo Dollar.

Gudoomiyaha Gudiga Gurmad Qaran Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa Warabahinta u faah faahiyay Cadadka lacagaha ay Maanta bixiyeen iyo qorshahooda xiga.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gudiga Gurmad Qaran Cabdullaahi Maxamed Shirwac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts