HomeMaqalDhageyso:-Doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhaceysa Kismaayo

Dhageyso:-Doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhaceysa Kismaayo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa lagu wadaa in Khamiista Berito ah oo ku beegan 15/2/2018 ay ka dhacdo doorashada kuris ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya. Kursigaan ayaa ah mid uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Wasiirkii Howlaha guud iyo Guryenta Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji,iyada oo ay ku tartami doonaan musharixiin farabadan. Shalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa lagu wadaa in Khamiista Berito ah oo ku beegan 15/2/2018 ay ka dhacdo doorashada kuris ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kursigaan ayaa ah mid uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Wasiirkii Howlaha guud iyo Guryenta Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji,iyada oo ay ku tartami doonaan musharixiin farabadan.

- Advertisement -

Shalay waxaa Kismaayo gaaray Xubno ay hogaamineysay Gudoomiyaha Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey) taas oo shaacisay in doorashadaas ay beri ka dhaceyso Kismaayo.

Waxa ay sheegtay in Maaanta ay sameynayan iskudaba-ridka doorashadaas iyo sidii loo hubin lahaa Ergada wax dooraneyso,sidoo kalena ay ka fikirayaan dhanka Ammaanka.

Ergada wax dooraneysa iyo sidoo kale musharixiinta Kursigaas oo uu ka mid yahay Walaalka Marxuum Cabaas Siraaji oo lagu Magacaabo Maxamuud Siraaji ayaa ku sugan Kismaayo kuwaas oo doorashada isku diyaarinaya.

- Advertisement -

Gudiga doorashooyinka ayaa qorsheynaya in ay dhameystiraan doorashada kuraasta ka banaan Golaha Shacabka oo ay ka harsan tahay Saddex Kursi,waxaana dhawaan doorasho kursi ka mid ah Golaha Shacabka ay ku qabteen Jowhar ku guuleystay Nuur Iidow Beyle oo ka guuleystay taliyihii hore ee Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Hoos Ka Dhageyso Xaliimo Yareey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts