HomeMaqalDhageyso:-Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Wasaaradda Amniga oo ka hadashay

Dhageyso:-Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Wasaaradda Amniga oo ka hadashay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maqribnimadii Caawa ayaa qarax Miino waxa uu ka dhacay Isgoyska km4 ee Magalada Muqdisho qaraxaas oo geystay khasaaro dhimasho ah sida ay xaqiijisay Wasaaradda Amniga Soomaaliya. Miinadaan ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in ay la qaraxday mid ka mid ah caruur garaaceysay,waxana halkaasi ku geeriyooday mid ka mid ah Caruurtaas. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maqribnimadii Caawa ayaa qarax Miino waxa uu ka dhacay Isgoyska km4 ee Magalada Muqdisho qaraxaas oo geystay khasaaro dhimasho ah sida ay xaqiijisay Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Miinadaan ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in ay la qaraxday mid ka mid ah caruur garaaceysay,waxana halkaasi ku geeriyooday mid ka mid ah Caruurtaas.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo sigaar ah ula hadlay Dalsan ayaa sheegay in Miinadaas ay la qaraxday Caruur ku ciyaareysay gaar ahaan kuwa derbi-jiifka ah isla markaana uu geeriyooday mid ka mid ah Caruurtaas.

Waxa uu sheegay in iyaga iyo masuuliyiin kale ay booqdeen goobtii uu qaraxa ka dhacay isla markaana ay wadaan baaritaano wixii ka soo baxana ay Warbaahinta la wadaagi doonaan.

Marka laga soo tago hadalka Afhayeenka Wasaaradda amniga Warar soo baayay ayaa waxa ay sheegayan in khasaraha qaraxaas uu gaarayo ilaa 4 Caruur ah in kastoo aan Warkaas la xaqiijin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts