HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiye Cirro oo ugu baaqay in ay is casilaan masuuliyiin ka tirsan...

Dhageyso:-Gudoomiye Cirro oo ugu baaqay in ay is casilaan masuuliyiin ka tirsan Soomaaliland

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka h ee WADANI Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa marka hore ka hadlay aragtida ay ka qabaan Shirkad loogu Magac daray Soomaaliland oo laga aas-aasay Magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta oo ay madax ka yihiin Wariirka Arrimaha dibada Soomaaliland iyo Safiirka Imaaraadka u fadhiya. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka h ee WADANI Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa marka hore ka hadlay aragtida ay ka qabaan Shirkad loogu Magac daray Soomaaliland oo laga aas-aasay Magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta oo ay madax ka yihiin Wariirka Arrimaha dibada Soomaaliland iyo Safiirka Imaaraadka u fadhiya.

Waxa uu sheegay in Shirkadaan ay tahay tuugo sharciyeysan oo la doonayo in lagu dhaco Shacabka soomaaliland oo la daalaadhacayo sicir barar isla markaan ay u arkaan in ay tahay qiyaano Qaran sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyay Gudoomiye  Cirro in masuuliyiintaas Madaxda ka ah shirkadaas ay iscasilaan hadii ay taas diidaana Madaxweyne Muuse Biixi laga doonayo in uu xilka ka qaado.

Sidoo kalena la doonayo in Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu ka ogyahay shirkadaas iyo in uu u wakiishay labadaasi Masuul.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Gudoomiye Cirro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts