HomeMaqalDhageyso:-Ciidamo ka tirsanaa Soomaaliland oo isku-dhiibay Puntland

Dhageyso:-Ciidamo ka tirsanaa Soomaaliland oo isku-dhiibay Puntland

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamadaan ka tirsanaa kuwa Maamulka Soomaaliland ayaa ku sugnaa deegaanka Caraweyn ayaa waxa ay ku biireen Ciidamo kale oo ka tirsanaa kuwa Maamulka Puntland oo ku sugnaa  Magaalada Buuhoodle waxaan halkaasi ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland. Ciidamadan ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 160 Askari kuwaas oo horay Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadaan ka tirsanaa kuwa Maamulka Soomaaliland ayaa ku sugnaa deegaanka Caraweyn ayaa waxa ay ku biireen Ciidamo kale oo ka tirsanaa kuwa Maamulka Puntland oo ku sugnaa  Magaalada Buuhoodle waxaan halkaasi ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland.

Ciidamadan ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 160 Askari kuwaas oo horay Puntland uga goystay kuna biiray Soomaalilnd balse markale dib ugu soo laabtay Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Gaashaanle Sare Cabdirisaaq Cismaan Gar’adag  oo ka mid ahaa Saraakiishii hogaamineysay  Ciidamada soo goystay ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Maamulka Soomaaliland.

Dhinaca kle xildhibaano ka tirsan Puntland oo Maalmahaan ku sugnaa deegaanka Caraweyn ayaa waxa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan tallaabada ay ciidamada ugu biireen Maamulka Puntland.

Sikastaba tallaabadaan Ciidamada ka tirsanaa kuwa Maamulka Soomaaliland ay ugu biireen Puntland ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili Gobolka Sool ay weli ka taagan tahay Xiisad u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Soomaaliland.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka Gaashaanlaha iyo Xildhibaanada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts