HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marka hore soo hadal qaaday Ciidamada Imaaraadka uu tababaray ee ku sugan Xero ku taalla Gudaha Magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Madaxweynha in ciidamadaas ay yihiin kuwo ka tirsan ciidamada dowladda isla markaana ay ka qeyb qaadaan howlgallada dalka looga saarayo Al-Shabaab. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marka hore soo hadal qaaday Ciidamada Imaaraadka uu tababaray ee ku sugan Xero ku taalla Gudaha Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay Madaxweynha in ciidamadaas ay yihiin kuwo ka tirsan ciidamada dowladda isla markaana ay ka qeyb qaadaan howlgallada dalka looga saarayo Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday duqeymaha Diyaaradaha Mareykanka ay marwalba ka fuliyeen Gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa sheegay in duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya lasii ballaarin doono maadaama Al-Shabaab aan looga adkaan Karin in dhulka kaliya lagala dagaalamo ayuu yiri Madaxweynaha.

Sidoo kale waxa auu sheegay in Saraakiisha Mareyknka uu kala hadlay in ay bartilmaamedsadan kaliya Goobaha ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab si asyan waxyeelo u soo gaarin dadka Shacabka ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts