HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray Shacabka Cabudwaaq

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray Shacabka Cabudwaaq

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Glgaduud ayaa shalay munaasabad uu kaga qeyb galay halkaas waxa uu kaga hadlay arrimo dhorw ah oo ka mid ah xaalada Magaalada iyo qorshaha dowladda kaga aadan xal u helida dagaalo dhowr mar ka dhacay. Madaxweyne Farmaajo ayaa Bulshada Magaalada Cabduwaaq ugu baaqay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Glgaduud ayaa shalay munaasabad uu kaga qeyb galay halkaas waxa uu kaga hadlay arrimo dhorw ah oo ka mid ah xaalada Magaalada iyo qorshaha dowladda kaga aadan xal u helida dagaalo dhowr mar ka dhacay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Bulshada Magaalada Cabduwaaq ugu baaqay in ay ka Shaqeeyaan Nabada,isaga oo tibaaxay hadii aan Nabada laga Shaqeyn in ay sii jiri karaan dhibaatooyinkii horay uga dhacay Cabudwaaq.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Cabudwaaq aysan waqtigaan kala qeybsami karin sidaas daraadeedna looga baahan yahay Shacabka in ay midoobaan.

Sigaar ah Dhalinyarda ayuu sheegay in la doonayo in Mustaqbalkooda lagu Ciyaaro,waxa uuna kula dardaarmay in aysan ogolaan in dhibaato loo adeegsado.

“Hadii aad aragtaan Magaalo kala xiran diida ha ogolaanina, hadii la’idin yiraahdo Dhanka kale ma aadi kartaan hadyeelina diida, hadii la idin yiraahdo magaladan reer hebel ayaa iskaleh diida,waayo magaalo hal qabiil degan yihiin makobocdo,waxayna keeni karta in Magaalada lakala jarjaro ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo”

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts