HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir oo ka hadlay xilka loo Magacaabay iyo qorshihiisa

Dhageyso:-Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir oo ka hadlay xilka loo Magacaabay iyo qorshihiisa

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyah Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Maanta loo Magacaabay xilkaas,ayaa ka hadlay Magacaabistaas iyo qorshiisa. Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu aad uga mahadcelinayo xilkaan loo Magacaabay islamarkaana madaxda dalka ay ku aamineyn xilkaas,waxa uuna sheegay in uu yahay mid culus illaaheyna uu la garabgalo. Waxa uu dalbaday in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyah Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Maanta loo Magacaabay xilkaas,ayaa ka hadlay Magacaabistaas iyo qorshiisa.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu aad uga mahadcelinayo xilkaan loo Magacaabay islamarkaana madaxda dalka ay ku aamineyn xilkaas,waxa uuna sheegay in uu yahay mid culus illaaheyna uu la garabgalo.

- Advertisement -

Waxa uu dalbaday in la doonayo in lala Shaqeeyo maadaama uusan qof kaliya waxba qaban Karin.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in dadka ku nool gobolka Banaadir ay heli doonaan adeegyada dhanka Bulshada ah oo ay u baahan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka  gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts