HomeMaqalDhageyso:-Sheekh Axmed Fanax”Si awood sheegasho ah ayaa xilkii leyga qaaday ruux kale...

Dhageyso:-Sheekh Axmed Fanax”Si awood sheegasho ah ayaa xilkii leyga qaaday ruux kale loogu Magacaabay waana fowdo”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Shalay gelinkii dambe Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa uu Magacaabay xilal Cusub oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Magacaabistaas ayaa daba joogtay khilaaf soo kala dhex galay gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Koonfur Galbeed iyo Shariif Xasan,waxana Axmed Cabdullaahi Fanax uu horay u sheegay in Garsoorkii Koonfur Galbeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay gelinkii dambe Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa uu Magacaabay xilal Cusub oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Magacaabistaas ayaa daba joogtay khilaaf soo kala dhex galay gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Koonfur Galbeed iyo Shariif Xasan,waxana Axmed Cabdullaahi Fanax uu horay u sheegay in Garsoorkii Koonfur Galbeed xoog lagu heysto.

- Advertisement -

Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax oo Magacaabista kadib ay Dalsan la xiriirtay ayaa sheegay in Magacaabistaas aan loo marin wado Sharci ah maadaama aan horay loo ogeeysiin xilka qaadistiisa.

Waxa uu sheegay in xilka qaadistiisii an Baarlamaanka la marsiin isla markaana tani ay qeyb ka tahay musuq maasuqa iyo fowdada dalka ka jirta sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sheekh Axmed Cabdullahi Xuseen Fanax.

- Advertisement -

Dhageyso:-Sheekh Axmed Fanax”Si awood sheegasho ah ayaa xilkii leyga qaaday ruux kale loogu Magacaabay waana fowdo”

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts