HomeMaqalDhageyso:-Qodobada ugu muhiimsan heshiis dhexmaray Turkiga iyo Soomaaliya

Dhageyso:-Qodobada ugu muhiimsan heshiis dhexmaray Turkiga iyo Soomaaliya

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Heshiiskaan ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku saabsan Iskaashiga dhanka Dhaqaalaha oo dhex mara labada dal,waxana heshiiskaas wada saxiixay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Rajab Adka. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo wefdi Wasiir ah oo dhawaan gaaray Turkiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heshiiskaan ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku saabsan Iskaashiga dhanka Dhaqaalaha oo dhex mara labada dal,waxana heshiiskaas wada saxiixay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Rajab Adka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo wefdi Wasiir ah oo dhawaan gaaray Turkiga balse Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in heshiiskaas uu ka kooban yahay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen wax soo saarka dalka.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in tani ay fursan u tahay Shacabka Soomaaliyeed isla markaana heshiiskaas ay ka mid yihiin dhinaca Beeraha Biyaha, Tamarta, iyo kaabayaasha Dhaqaalaha intiisa kale.

Sidoo kale wax auu sheegay in Soomaaliya ay ka faa’iideysan doonto wax soo saarka Beeraha iyo Xoolaha  isla markaana ay sahli karto in dalka turkiga loo dhoofiyo Muuska Liinta iyo Sisinta

Dowladda Turkiga ayaa ka mid ah dowladdaha taageera Soomaaliya isla markaana ka caawisa dhinacyo badan,wax ayna aheyd dowladdii ugu horeysay ee usoo gurmatay markii soomaaliya ay ka dhaceyn abaaraha Sanadkii 2011,kii.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Shir Jaraa’id uu Maanta Muqdisho ku qabtay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ku soo laabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts