HomeMaqalDhageyso:-Wasaaradda Cadaalada oo qirtay in Dadka Soomaaliyeed dhibaato kala kulmaan Maxkamadaha Dalka

Dhageyso:-Wasaaradda Cadaalada oo qirtay in Dadka Soomaaliyeed dhibaato kala kulmaan Maxkamadaha Dalka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya  Avv Xasan Xuseen Xaaji ayaa waxa uu sheegay in muwaadiniinta Soomaliyeed ay dhibaato ku qabaaan maxkamadaha ka jira dalka Wasiirka ayaa waxa uu tilmamay in muwaadiniinta Soomaaliyeed aysan awoodin qarashaadka ku baxaya maxkamadaha maadaama qareenada u doodya muwaadiniinta ay u baahan yihiin in ay helaan qarashaad. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Cadaalada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya  Avv Xasan Xuseen Xaaji ayaa waxa uu sheegay in muwaadiniinta Soomaliyeed ay dhibaato ku qabaaan maxkamadaha ka jira dalka

Wasiirka ayaa waxa uu tilmamay in muwaadiniinta Soomaaliyeed aysan awoodin qarashaadka ku baxaya maxkamadaha maadaama qareenada u doodya muwaadiniinta ay u baahan yihiin in ay helaan qarashaad.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa  intaas ku daray dadka qaar ay yihiin sabool aysan awoodin qarashaadka lasiiyo qareenada ,isla markaana qareen la’aan ay maxkamadaha dacwad  aysan qaadi Karin qareenadana maadaamda ay u doodayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed

Wasiirka ayaa sheegay in muwaadinka la soo eedeeyay uu xaq u leeyahay in uu helo qareen u dooda wasaaraduna ay ku dadaaleysaa sidii ula xaajoon laheyd hay’ada UNDP iyo hey’adaha  kale si qarashaad ay dowladu ugu heli laheyd  looguna bixin lahaa kaalmo sharci ah.

Hadalka wasiirka ayaa wxa uu ku soo aadaya xilli Dadka  Soomaliyeed ay ka cawdaan maxkamdaha ka jira dalka halka qaarkod ay sheegaan in aysan awoodin qarashaadka ku baxa qareenada ay qabsadaan hadii ay wasaarada cadaalada ay hergaliso arinkaan ay noqoneyso in muwaadiniinka Soomaaliyeed ee aan awoodin ay helaan cadaalad iyo qareeno u dooda.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Avv Xasan Xuseen Xaaji.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts