HomeMaqalDhagayso:- Wasaarada Amniga K/galbeed oo ka hadashay Dagaalo ka dhacy Sh/Hoose

Dhagayso:- Wasaarada Amniga K/galbeed oo ka hadashay Dagaalo ka dhacy Sh/Hoose

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Cabduqaadir Cabdirxmaan Cali Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaliy oo la hadlay war qabadka Radio Dalsan ee Muqdisho ayaa ka war bixiyay dagaaal uu Sheegay In uu dhex Maray Al Shabaab iyo Maleeshiyaad dadka deegaanka ah isla markaana Maamulka KGS ay Ku gacansiinayaan dagaalkaas oo ka Dhacay Tuulooyin hoos taga deegaanka Leego ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduqaadir Cabdirxmaan Cali Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaliy oo la hadlay war qabadka Radio Dalsan ee Muqdisho ayaa ka war bixiyay dagaaal uu Sheegay In uu dhex Maray Al Shabaab iyo Maleeshiyaad dadka deegaanka ah isla markaana Maamulka KGS ay Ku gacansiinayaan dagaalkaas oo ka Dhacay Tuulooyin hoos taga deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dagaalka ayaa waxa uu ku billowday in Al Shabaab lacago baad ah ay ka Qaateen gaadiid dadka deeganka rakaab uu usarnaa taas oo uu Sheegay In dhowr Jeer ay arintaas Al Shabaab ay kala kulmeen dadka Deegaanka.

- Advertisement -

Dhanka kale wasiir udowlaha Wasaaradda Amniga Maamulka KGS Soomaaliya ayaa Sheegay in sadex Askari oo ka tirsan Al Shabaab Halkaas ay ku dhinteen dadka deegaanka oo garab ka helaya Maamulka Gobolka ayaa dhankooda sheegay in gaadiidkoodii ay ka koo furteen Al Shabaab.

Halkaan ka dhagayso codka Wasiir dowlaha KGS

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts