HomeMaqalDhagayso:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xafiis Ka Furaneysa Magaalada Gaalkacyo.

Dhagayso:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xafiis Ka Furaneysa Magaalada Gaalkacyo.

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. “Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

“Xasan Cali Nuur shuute ayaa wax uu yiri “ waxaan idin kaga mahadcelinayaa shaqada adag ee ad qabteen idinka oo aan helin wixii xuquuq aad u bahneedeen

- Advertisement -

Hlkaan waxan u imaanay in an ka herglino xafiiska maxkamada ciidamda qalabka  sida si ay ula shaqeyso ururka dhawaan laga hirgalinayao maglad kaalgacyo iyo Sidoo kale ciidamada xasilinta ee lageeyay Magaaladaas

Gudoomiyaha maxkamda ciidmada qalbka sida ayaa waxa uu ka mid ahaa wafdi uu hogaminayey taliyaha ciidmada xooga Dalka oo ku sugan magaalada kalgacyo.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Xsan Cali Nuur Shuute.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts