HomeMaqalDhageyso:-Taliska Xoogga dalka oo ka digay dagaalo ka dhaca Gaalkacyo

Dhageyso:-Taliska Xoogga dalka oo ka digay dagaalo ka dhaca Gaalkacyo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21 ee ka howlgala Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalo Ciidamada ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug. Taliyaha qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdulaahi Aadan Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa  sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Sooomaaliyeed ku guulaysteen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21 ee ka howlgala Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalo Ciidamada ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Taliyaha qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdulaahi Aadan Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa  sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Sooomaaliyeed ku guulaysteen in ay kala qaadaan maleeshiyaad ka kala tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Dagaalamay Suuqa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolkaasi.

- Advertisement -

Taliye Cabdulaahi Aadan ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin in Magaalada Gaalkacyo Dagaal ku dhexe maro dadka walaalaha ah Ciidamada Xoogguna tilaabo ka qadi daan cid kasta oo loo arko in ay Amniga wax u dhibayso.

Ugu dambeyn waxa uu uga digay maleeshiyadkii horay u dagaalamay in ay markale iskudyaan in ay colaad ka abuuraan Magaalada Gaalkcyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts