HomeMaqalDhageyso:-Sheekh Cali Wajiis”Ma aqbaleyno in dalka ay joogaan Ciidamo u Shaqeeya dalal...

Dhageyso:-Sheekh Cali Wajiis”Ma aqbaleyno in dalka ay joogaan Ciidamo u Shaqeeya dalal Shisheeye”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Sheekh Cali Wajiis ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka mucaaradyada ay dowladda la kulmeyso iyo sidoo kale dhibaatada mudada dheer ka jirta dalka iyo mooshinka dhowr jeer la sheegay in Xildhibaano ay madaxda ka keeneen. Sheekh Cali Wajiis ayaa soo hadal qaaday weerarkii Guriga Siyaasi cabdiraxmaan Cabdi Shakuur,waxa uuna sheegay in dowladda ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheekh Cali Wajiis ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka mucaaradyada ay dowladda la kulmeyso iyo sidoo kale dhibaatada mudada dheer ka jirta dalka iyo mooshinka dhowr jeer la sheegay in Xildhibaano ay madaxda ka keeneen.

Sheekh Cali Wajiis ayaa soo hadal qaaday weerarkii Guriga Siyaasi cabdiraxmaan Cabdi Shakuur,waxa uuna sheegay in dowladda ay u furneyd in weerarkaas wadooyin kale ay u mari kartay iyada oo an sameyn wax weerar ah.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda ay hadaladooda xakameeyaan isla markaana aysan noqon kuwo dalka lagu duminayo balse ay noqdaan mucaarad wax dhisaya.

“Waxaa la rabaa in aan la noqon kuwo wax dumiya,waxanse la yaabanahay kan dhahaya mooshin ayaan wadaa madalka ayuusan u naxeyn mise dan kale ayuu leeyahay waxan leeyahay hadii kheyre iyo farmaajo la rido yaa noo balan qaadi kara in madaxweynaha imaan doona uu noqon doono mid farmaajo ka fiicn ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis”

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in xiligaan aysan suurtal aheyn in dalka ay joogaan ciidamo u Shaqeeya dowladdo shisheeye.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Sheekh Cali Wajiis.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts