HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare oo Baarlamaanka horgeynaya Golihiisa Wasiirada Cusub

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo Baarlamaanka horgeynaya Golihiisa Wasiirada Cusub

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maanta ayaa la filayaa in Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu Golihiisa Wasiirada Cusub uu baarlamaanka horgeeyo kadib markii shalay uu ka baaqsaday. Shalay Gelinkii dambe ilaa xalay ayaa waxaa jowhar ka socday kulamo Gooni gooni ah oo ay leeyihiin madaxda Hir-Shabeelle iyo Xildhibaanada si loo ansixiyo Golaha Wasiirada Cusub. Xildhibaan Cabduqaadir Cabdiraxmaan Iidoow, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu Golihiisa Wasiirada Cusub uu baarlamaanka horgeeyo kadib markii shalay uu ka baaqsaday.

Shalay Gelinkii dambe ilaa xalay ayaa waxaa jowhar ka socday kulamo Gooni gooni ah oo ay leeyihiin madaxda Hir-Shabeelle iyo Xildhibaanada si loo ansixiyo Golaha Wasiirada Cusub.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabduqaadir Cabdiraxmaan Iidoow, oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in ay weli jiraan xildhibaano ku kala aragti duwan ansixinta Golaha Wasiirada balse ay dhaceen kulamo lagu xalinayay.

Waxa uu sheegay in uu rajo ka qabo in Golaha Wasiirada ay xildhibaanadu ansixiyaan iyaga oo fiirinaya danta dadka ku nool deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa culeys la kulmay markii uu soo magacaabay Golihiisa Wasiirada kadib markii Xildhibaanada qaar ay dhliilen qaabka loo soo Magacabay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka ka tirsan Hir-Shabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts