HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo faah faahiyay Saraakiil Shabaab ah oo isku soo...

Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo faah faahiyay Saraakiil Shabaab ah oo isku soo dhiibay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay isku dhiibayay Maamulkaas. Afhyeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Gacma oo Caawa la hadlay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen ilaa Saddex Sarkaal oo ka kala yimid degmoyinka Diinsoor Bardaale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay isku dhiibayay Maamulkaas.

Afhyeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Gacma oo Caawa la hadlay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen ilaa Saddex Sarkaal oo ka kala yimid degmoyinka Diinsoor Bardaale iyo deegaano kale kuwaas oo la keenay Magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in sidoo kale uu Saraakiishaas ka mid yahay Sarkaal Magaciisa uu ku sheegay Macalin Cabdiraxmaan oo ahaa madaxii tababarada Al-Shabaab ee deegaanka Afjiroow.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Galabta Magaalada Baydhabo la keenay Sarkaalka yimid degmada Diinsoor kaas oo isaga iyo Ciidankiisa ay isku soo dhiibeen ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in maalmaha soo socda sidoo kale la filayo in ay isasoo dhiibaan Saraakiil kale iyo ciidamo ka tirsan Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts