HomeMaqalDhageyso:-Diyaarad Siday Siyaasiyiin oo loo diiday in ay ka degto Garoonka Cabudwaaq

Dhageyso:-Diyaarad Siday Siyaasiyiin oo loo diiday in ay ka degto Garoonka Cabudwaaq

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Cabdiraxmaan oo sheegtay in uu yahay Afhayeenka Ciidamada Maamulka Galmudug ee degmada Cabudwaaq oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay ku guulesteen celinta Diyaradaas. Waxa uu sheegay Afhayeenku in Ciidamada Galmudug ee ku sugan Cabdudwaaq ay Cirka u rideen Hubka lidka Diyaaradaha kadib markii lagu soo wargeliyay in ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdiraxmaan oo sheegtay in uu yahay Afhayeenka Ciidamada Maamulka Galmudug ee degmada Cabudwaaq oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay ku guulesteen celinta Diyaradaas.

Waxa uu sheegay Afhayeenku in Ciidamada Galmudug ee ku sugan Cabdudwaaq ay Cirka u rideen Hubka lidka Diyaaradaha kadib markii lagu soo wargeliyay in ay ku soo wajahan tahay diyaarad sida Siyaasiyiin  ka yimid dhanka Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Diyaaradii ay dib uga laabatay Cabudwaaq balse aysan ilaa iyo hadda garaneyn halka ay aaday.

Mar la weeydiiyay Su’aal aheyd ma Siyaasiyiinta kaliya ayaa loo diiday in ay garoonka ka soo degaan ayaa wxa uu ku jawaabay.

“Runtii Garoonka Cabduwaaq  dadka Shacabka ah ee reer Cabudwaaq iyaga ayaa Gacantooda ku dhistay marka Diyaaradaha caadiga ah waa ay ka soo degi karaan balse waxaa nagula wargeliyay in aysan ku soo degi Karin Diyaaradaha ka yimaada dhanka Muqdisho gaar ahaan kuwa Siyaasiyinta ay wataan ayuu yiri Afhayeenka”

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka oo dhamestiran

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts