HomeMaqalDhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarax Gaari oo ka dhacay D/Xamarweyne+Sawiro

Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarax Gaari oo ka dhacay D/Xamarweyne+Sawiro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa qarax Gaari loo adeegsaday waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn busteejada Gawaarida laga raaco eek u taalla Degmad Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Gaari nooca raaxada ah oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay agaarka Bacadlaha Xamarwyene dhanka Wadada ka timaada Beerta Nabada kas oo horjeedka Kaalin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa qarax Gaari loo adeegsaday waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn busteejada Gawaarida laga raaco eek u taalla Degmad Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Gaari nooca raaxada ah oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay agaarka Bacadlaha Xamarwyene dhanka Wadada ka timaada Beerta Nabada kas oo horjeedka Kaalin shidaal oo halkaasi ku taalla.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa inta badan khasaaro u geestay Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo Goobta taagnaa kas oo int badan dadkii saarnaa kuwo ay dhinteen kuwana dhaawacmeen, waxana khasaaraha Maamulka Gobolka Banaadir ay ku sheegeen dhimashada 7 Ruux halka dhaawacuna ay ku sheegeen 6 Ruux.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo ka kamid ahaa Masuuliyiintii gaartay Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa shegay in qaraxaas lala beegsaday Gaari ay saarnayeen dad Shacab ah.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxaas aya la geeyay Goobaha caafimaad eek u yaalla Gudaha Magaalada Muqdisho si loogu daaweeyo.

- Advertisement -

Mark laga soot ago hadalka Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa hadan waxaa Wararku sheegayaan in Gaariga qarxay uu eryanayay Gaari kale oo Cabdi Bile ah oo ay wateen Ciidamada dowladda balse inta asyan qaban uu qarxay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka kana Daawo Sawirrada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts