HomeMaqalDhageyso:-Xareed Cali Xareed”Majirto wax xilka qaadis ah oo lagu sameeyay Madaxweyne Xaaf”

Dhageyso:-Xareed Cali Xareed”Majirto wax xilka qaadis ah oo lagu sameeyay Madaxweyne Xaaf”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gelinkii dambe ee Maanta xildhibano ka tirsn Baarlamaanka Maamulka Galmudug waxa ay kulan ay yeesheen ay sheegen in xilkii ka qaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf sidoo kale waxaa ka horeeyay xildhibaano kale oo sheegay in ay mooshin ka keeneen Gudoomiyah Baarlamaanka Cali Gacal Casir. Hadaba gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta xildhibano ka tirsn Baarlamaanka Maamulka Galmudug waxa ay kulan ay yeesheen ay sheegen in xilkii ka qaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf sidoo kale waxaa ka horeeyay xildhibaano kale oo sheegay in ay mooshin ka keeneen Gudoomiyah Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

Hadaba gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Maamulka galmudug Xareed Cali Xareed oo la hadlay Dalsan ayaa marka hore ka hadlay xildhibaano uu sheegay in ay u soo gudbiyeen mooshin y ka wadaan gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu  sheegy in uusan waxba ka jirin warkaas isla markaana uu ku arkay Baraha ay Bulshada ku wada xiriirto ee Facebook sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiye ku xigeenka oo dhamestiran.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts