HomeMaqalDhageyso:-Wasiirada Caafimaadka”Waxaan hubin doonaa Tayada Goobaha lagu barto Caafimaadka”

Dhageyso:-Wasiirada Caafimaadka”Waxaan hubin doonaa Tayada Goobaha lagu barto Caafimaadka”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Fowziyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Hindise sharciyeedka Caafimaadka uu qeyb ka mid ah dhigayo wax ka qabashada dhinaca Caafimaadka iyo sida loo maro. Waxa ay sheegtay in haatan dalka aysan jirin waxyaabo tayo leh oo laga isticmaalo oo ah dawooyinka mararka qaarna la keeno Dawooyin dhacay. “Runtii waxaa jira in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Fowziyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Hindise sharciyeedka Caafimaadka uu qeyb ka mid ah dhigayo wax ka qabashada dhinaca Caafimaadka iyo sida loo maro.

Waxa ay sheegtay in haatan dalka aysan jirin waxyaabo tayo leh oo laga isticmaalo oo ah dawooyinka mararka qaarna la keeno Dawooyin dhacay.

- Advertisement -

“Runtii waxaa jira in dadka Soomaliyeed badankooda ay aamineyn dhaqaatiirta Ajnabiga ah sidaasna kuweeni ay ku yaraadeen,balse qodobo ka mid ah Hindise sharciyeedka Caafimaadka uu dhigayo in wax badan laga bedeli doono ayay tiri Wasiirada”

Waxay sidoo kale sheegtay in Wasaaradu hubin doonto Goobaha Waxbarashada ee lagu barto maadooyinka Caaffimaadka. Oyo Manaahijta ay wax ku bixiyaan.

Sido kale waxa ay sheegtay in Goobaha qaar lagu arkayo 8 Sano jir Dawo gadayo iyo 6 Jir ka gadanayo Wasaaradeedana ay arrintaasi qorsho looga hortago ay sameyn doonto.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts