HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed lagu qabto Magaalada Cadaado

Dhageyso:-Galmudug oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed lagu qabto Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka h ee Maamulka Galmudug Maanta kulan deg deg ah ku yeeshay Golaha Wasiirada Maamulkas kadib xiisada Siyaasadeed ee galmudug oo circa isku sii shareertay. Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa badankood ka hadlyay khilaafka soo kala dhexgalay Hoggaanka ugu sareeya Maamulka Galmudug taas oo ka dhalatay kadib markii Madaxweyne Xaaf uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka h ee Maamulka Galmudug Maanta kulan deg deg ah ku yeeshay Golaha Wasiirada Maamulkas kadib xiisada Siyaasadeed ee galmudug oo circa isku sii shareertay.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa badankood ka hadlyay khilaafka soo kala dhexgalay Hoggaanka ugu sareeya Maamulka Galmudug taas oo ka dhalatay kadib markii Madaxweyne Xaaf uu taageeray Xulufada Sacuudiga.

- Advertisement -

Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa ka hdlay dgaaladii ka dhacay gobolka Mudug iyo sidii xal looga gaari lahaa Madaxda Maamulka Galmudug.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan Mesagawaa, oo Warbaahinta u Akhriyay qodobadii ka soo baxay kulankaas oo ay ka mid ahaayeen.

1:- In la joojiyo shirarka siyaasadeed inta xal laga gaarayo khilaafka Siyaasadeed ee Ku soo kordhay Madaxda Galmudug

- Advertisement -

2:- In dowlad goboleedka Galmudug loo daayo xalinta khilaafka ka dhex jira dhexdeeda.

3:-  In Waqti la geliyo howlaha mucaawino gaarsiinta dadka ay abaartu saameysay ee ku nool deeganada galmudug.

4:-  in ay feejignaan muujiyaan Ciidamada amniga

5:- Sidoo kale Goluhu wax ay baaq u jeediyeen Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Bariga gobolka Mudug.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts