HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Dalxa”Safaarada Imaaraadka ee Muqdisho ayaa laga diyaariyaa Siyaasadaha ka dhanka ah...

Dhageyso:-Xildhibaan Dalxa”Safaarada Imaaraadka ee Muqdisho ayaa laga diyaariyaa Siyaasadaha ka dhanka ah Dowladda”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa marka hore Madaxda ugu sareysa dalka ku taageeray Go’aanka dhexdhexaadnimada ah oo ay ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka. Waxa uu sheegay in arrintaasi  ay tahay talaabo aad u weyn oo ay qaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa marka hore Madaxda ugu sareysa dalka ku taageeray Go’aanka dhexdhexaadnimada ah oo ay ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka.

Waxa uu sheegay in arrintaasi  ay tahay talaabo aad u weyn oo ay qaaday dowladda soomaaliya isla markaana khilaafka u dhaxeeya Wadamadaas xal laga gaari doono ayna heshiinayaan.

- Advertisement -

Sidoo kale xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa sheegay in Safaarada Imaaraadka ay ku leedahay Magalada muqdisho ay qeyb ka tahay dibin daabyada lagu wado dowladda soomaliya isla markaana ay faragelin ku heyso arrimaha soomaaliya ayna hehsiisyo la galeyso Madaxda Maamul goboleedyada.

Waxa uu sheegay in weli Baarlamaanka Soomaaliya uusan ka hadlin mowqifka ay dowladda Federaalka ka qaadatay arrimaha Wadamada Khaliijka.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Maxamed Cumar Dalxa

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts