HomeMaqalDhageyso:-Maxamed Cabdi Waare”Aniga iyo Xildhibaanada Hir-Shabeelle caburin ayaan ku jiri jirnay”

Dhageyso:-Maxamed Cabdi Waare”Aniga iyo Xildhibaanada Hir-Shabeelle caburin ayaan ku jiri jirnay”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hir-Shabeelle oo ay Maanta doorteen xildhibaanada Maamulkaas oo khudbad dheer jeedinayay kadib doorashadiisii ayaa ka hadlay marxalada ay soo martay hir-Shabeelle iyo intii uu kala socday. Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dabaaldegyada ka socda deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle in ay ku saleysan yihiin, in ay tahay imtixaan uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hir-Shabeelle oo ay Maanta doorteen xildhibaanada Maamulkaas oo khudbad dheer jeedinayay kadib doorashadiisii ayaa ka hadlay marxalada ay soo martay hir-Shabeelle iyo intii uu kala socday.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dabaaldegyada ka socda deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle in ay ku saleysan yihiin, in ay tahay imtixaan uu u galay ku guuleysashada Madxweynaha Maamulkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo sheegay in  Hir-Shabeelle ay soo martay waqti aad u adag,islamarkaana la caburin jiray, isaga iyo xildhiabanada Hir-Shabeelle basle ay haatan ka gudbeen sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sheegay in uu ogaaday in Baarlaamanka Hir-Shabeelle ay yihiin kuwo wax ridi kara waxna dooran kara.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts