HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo ka hadlay weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan Gobolka Gedo

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo ka hadlay weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan Gobolka Gedo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxda ugu sareysa Maamulka Jubbaland ayaa ka hadashay dagaalada isdaba jooga ah ee Al-Shabaab ay Maalmihii la soo dhaafay ku qaadayaan deeganada ka tirsan gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Ciidamada Al-Shabaab ee weeraarada ka geysanaya Gedo ay yihiin kuwo ay ka soo aruuriyeen qeybaha kala ee Gobolada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda ugu sareysa Maamulka Jubbaland ayaa ka hadashay dagaalada isdaba jooga ah ee Al-Shabaab ay Maalmihii la soo dhaafay ku qaadayaan deeganada ka tirsan gobolka Gedo.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Ciidamada Al-Shabaab ee weeraarada ka geysanaya Gedo ay yihiin kuwo ay ka soo aruuriyeen qeybaha kala ee Gobolada dalka .

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ciidamada Jubbaland iyo kuwa kale ee caawinaya ee Amisom ay haatan galeen difaac adag oo ay uga hortagayaan weerada kaga imaanaya dhanka Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Hadalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa imaanaya xili saakay aroortii ay Al-Shabaab weerareen degmada Ceel Waaq ee isla Gobolkaasi Gedo, iyaga oo sheegtay in ay la wareegeen.

Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku sugan degmada Balad Xaawo isaga oo kulamo looga hadlayo dhanka amniga la leh Saraakiisha Ciidamada Jubbaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Mdaxweyne ku xigeenka Jubbaland

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts