HomeMaqalDhageyso:-Soomaaliland oo uga digtay Shacabkeeda in ay yimaadaan Muqdisho

Dhageyso:-Soomaaliland oo uga digtay Shacabkeeda in ay yimaadaan Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

War uu soo saaray  Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay ku sheegeen in ay  Shacabkooda uga digayaan  in ay u socdaalaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland Xuseen Axmed Cige (Deyr) oo Saxaafada kula hadlayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho aysan aheyn mid ammaan ah,islamarkaana lagu dilo dadka ka soo jeeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War uu soo saaray  Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay ku sheegeen in ay  Shacabkooda uga digayaan  in ay u socdaalaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland Xuseen Axmed Cige (Deyr) oo Saxaafada kula hadlayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho aysan aheyn mid ammaan ah,islamarkaana lagu dilo dadka ka soo jeeda deegaanadooda.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in laga doonayo Shacabka Soomaaliland ay aysan ku degdegin in ay tagaan Muqdisho.

Hadalka ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliland ee ah in aysan ammaan aheyn Magalada Muqdisho weli wax jawaab ah kama bixin dowladda Federaalka Soomaaliya.

W/Q/ Cabduqaadir Jakaarta

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeen madaxtooyada Soomaaliland.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts