HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Gaas,oo ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas,oo ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa ka hadlay warar Warbahinada qaar ay qoreen oo ku aadanaa in uusan wanagsaneyn xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in Puntland ay aad u taagersan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana ay kala Shaqeyneyso sidii dalka Soomaaliya uu u heli lahaa amni buuxa. Sidoo kale waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa ka hadlay warar Warbahinada qaar ay qoreen oo ku aadanaa in uusan wanagsaneyn xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Puntland ay aad u taagersan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana ay kala Shaqeyneyso sidii dalka Soomaaliya uu u heli lahaa amni buuxa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in sababta ay puntland u taageertay xulufada Sacuudiga ay tahay mid ay dani ugu jirto dadka reer Puntland sida uu hadalka u dhigay.

Hadalka Cabduweli Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa daba socday kadib taageeradii uu u muujiyay Xulufada uu sacuudiga hoggaamiyo kuwaas oo xiriirka u jaray dowladda Qatar.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cabduweli Gaas.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts