HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo la dagaalameysa Burcad Badeeda

Dhageyso:-Puntland oo la dagaalameysa Burcad Badeeda

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay awood buuxda u leeyihiin inay burcad badeedda kula daggalamaan isla markaana ka ilaaliyaan xeebaha si aysan weerar ugu gaysan maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga. Ciidankan ayaa isku diyaarinaya inay ilaaliyaan xeebaha kadib marka uu dhammaado xilliga bad xiranka oo ay haatan ka harsan tahay saddex toddobaad keliyaa, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay awood buuxda u leeyihiin inay burcad badeedda kula daggalamaan isla markaana ka ilaaliyaan xeebaha si aysan weerar ugu gaysan maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga.

Ciidankan ayaa isku diyaarinaya inay ilaaliyaan xeebaha kadib marka uu dhammaado xilliga bad xiranka oo ay haatan ka harsan tahay saddex toddobaad keliyaa, xilligaasi oo laga cabsi qabo inay doomaha budhcad badeeddu dib u galaan biyaha.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Badda Puntland oo la hadlyay Idaacadda Voa,da laanteeda Afk Soomaaliga ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Badda Puntland oo la Aas aasay Sanadii 2010,kii ay awood u leeyihiin la dagalanka Burcad Baddeeda Soomalida.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts