HomeMaqalDhageyso:-Degmadii ugu dambeysay ee ku guuleysatay Sanadkii la soo dhaafay Tartanka degmooyinka...

Dhageyso:-Degmadii ugu dambeysay ee ku guuleysatay Sanadkii la soo dhaafay Tartanka degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo  tartnka Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir kaas  oo Sanad walbo la qabto. Waxaa sanadii ugu danbeysay ku guuleysatay Degmada Boondheere oo 1-0 ku garaacday degmada Waabire kulankii ugu danbeyay ee ka dhacay Garoonka koonis Stadium Halkaas uu gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo  tartnka Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir kaas  oo Sanad walbo la qabto.

Waxaa sanadii ugu danbeysay ku guuleysatay Degmada Boondheere oo 1-0 ku garaacday degmada Waabire kulankii ugu danbeyay ee ka dhacay Garoonka koonis Stadium Halkaas uu gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) uu ku gudoonsiiyay koob kii halkaas,b;se Maanta ayaa la filayaa inuu halkaa tago Duga Muqdisho Thapit Cabdi Maxamed  si uu  kubadda u Baaso

- Advertisement -

Waxaa tartankaan Sanadkan lagu qaban doonaa labada Garoon ee Kubadda Cagta  gobolka Banaadir ee Jaamacaddaha Stadium iyo Kan Maanta lagu furi doono ee Koonis Stadium.

Kooxaha ka kala socdo Degmada tartankaan difaacaneyso ee Boondheere iyo dagmada Kaxda oo ah ugu tii danbeysay ee Gobolka banaadir lagu soo daro kooxdeeda  lagu furi doona kulanka ugu horeeyo ee Cayaarahaan

Mar uu wareysi siiyay radio dalsan Gadoomiyaha  Cayaaraha Gobolka Banaadir Xasan Aadan yabaroow Wiish Ayuu sheegay “in Ciyaarahan Sanad walbo la qabto looguna talagal is dhaxgalka Bulshada sanadkan lagu qaban doono labada garoon ee megaalda Muqdisho ku yaalo Jaamacaddaha iyo Koonis sidoo kalena sheegay in Ciyaaraha fudud la qaban doono”

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa ka soo qeyb qaadan doona madaxda kooxaha ka dhisan dalka ku waas oo daawan doono xidigaha tartankaan ka qeyb qaadan doono si ay ugu soo iibiyaan kooxo hooda

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta iyo Wariye Cabdiraxmaan Axmed Faarax Sheekeye

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display