HomeMaqalDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Waa Muhiim in qof walba uu ogaado dalkan halka uu...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Waa Muhiim in qof walba uu ogaado dalkan halka uu u socdo”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Soomaaliya mudo dhowr Sano ah uu soo maray dhibaatooyin kala duwn oo aysan iloobi doonin Shacabka Soomaalieyeed. Waxa uu sheegay in Waqtigaan ay wanaagsan tahay sidii looga wada hadli lahaa Mustaqbalka soomaaliya iyo sidii looga wada  Shaqeyn lahaa Dib u dhiska dalka Soomaaliya. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Soomaaliya mudo dhowr Sano ah uu soo maray dhibaatooyin kala duwn oo aysan iloobi doonin Shacabka Soomaalieyeed.

Waxa uu sheegay in Waqtigaan ay wanaagsan tahay sidii looga wada hadli lahaa Mustaqbalka soomaaliya iyo sidii looga wada  Shaqeyn lahaa Dib u dhiska dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

“Muhiim maahan in dad yar oo Bulsahda kamid ah ay Nabadda iyo horumarka ay ka Shaqeeyaan dadka oo dahn ay u taalaa horumarka Soomaaliya si qof walb uu u heli waxa uu hiigsanaayo soomaaliyana ay noqoto Soomaalidii la yaqaanay.

Hadalkaan ayaa Ra’iisul Wasaare kheyre waxa uu ka sheegay Maanta Munaasabad lagu daahfurayay kuliyada Cilmiga Saxaafada oo lagu qabtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts