HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo Goordhow faah faahin ka bixiyay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo Goordhow faah faahin ka bixiyay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax Isimiidaamin ah oo maanta Gabaldhicii ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Kisamayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa lala bartilmaameedsaday Goob Maqaaxi ah oo ay Bulsho badan ku qaxweeynayeen waxana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Wariye Siciid Cabdi Haajir oo ku sugan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax Isimiidaamin ah oo maanta Gabaldhicii ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Kisamayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Qaraxa ayaa lala bartilmaameedsaday Goob Maqaaxi ah oo ay Bulsho badan ku qaxweeynayeen waxana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

- Advertisement -

Wariye Siciid Cabdi Haajir oo ku sugan kismaayo ayaan ka Wareysanayay Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxii Kismaayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts